| Cawaaqbib teena: Waxaa Somali Medical Charity loo disay in aan dadka Somaliyeed ka caawino baahida ay ka qabaan aqoonta caafimaadka, qaasatan qaybta qaliinka iyo caafimaadka guud. Waxaan si hagar-bax ku jirto isku dayeynaa in aan idinka jawaabno su'aalaha quseeya mowduucaan. Uruka waxuu hami weyn u leeyahay in uu caawimo reeraha qaxootiga ah.Waxaa kaloo rajo weyn ka qabnaa in ay noo suurto gasho in aan ka caawino cusbitaalada wadanka ku yaala baahida ay u qabaan qof ku taqasusay qaliinka iyo caafimaadka guud inagoo ku tabarucayna waqtiyaal go'an sanadkiiba.
Mission statement: Somali Medical Charity was established to help the Somali community locally and in the diaspora in meeting their needs in regards to medical knowledge as it pertains to their health or those of their relatives. In addition to the information we decimate over the internet, we hope to be responsive to individual queries. A major goal of the organization is to provide aid to refugee families in whichever form we can. In particular, we hope to be able to offer assistance and exchange of ideas to our colleagues in Somalia, be it material or in volunteering time.
|