Somali

Waxaa Somali Medical Charity loo dhisay in aan dadka Soomaaliyeed ka caawino baahida ay ka qabaan aqoonta caafimaadka, qaasatan qaybta qaliinka iyo caafimaadka guud. Waxaan si hagar la'aan ah iskugu dayeynaa in aan idinka haqabtirno su'aalaha aad ka qabtaan baahidda caafimaad. Haddii ay noqon lahay wax yaallaha ku soo kordhay cilmiga caafimaadka ama inaan ka soo jawaabno su'aalaha ay aqristayaashu na soo wiidiiyaan.

Fadlan nagala soo xiriir wixii su'aaalo caafimaad ama qaliinka la xariira. Waxaana noogu soo aadin kartaan ciwaanka - info@somalimedicalcharity.org

Waxaa kaloo rajo weyn ka qabnaa mustaqbalka in ay noo suurto gasho in aan ka caawino cusbitaalada ku yaal wadankii hooyo. Si aan uga haqab tirno intii karaankeena ah  baahida ay u qabaan qof ku taqasusay qaliinka iyo caafimaadka guud waxna ku bartay wadamadda hormaray inagoo ku tabarucayna waqtiyaal go'an sanadkiiba inaan hawlgalo caafimaad ka fulino meeshii amnigeeda fiican tahay.

Waan u furanahay wixii talo iyo tusaale ah oo loogu gargaarayo baahidda caafimaad ee haysata umaddeena Soomaaliyeed haddii ay ahaan lahayd kuwa jooga dalka ama dibaddiisaba.

English

Somali Medical Charity was established to help the Somali community locally and in the diaspora in meeting their needs regarding medical knowledge as it pertains to their health or those of their relatives. In addition to the information we decimate over the internet, we are responsive to individual queries as able.

We hope to be able to offer assistance and exchange of ideas to our colleagues in Somalia, be it material or in volunteering time for surgical and medical needs in those areas that are deemed relatively safe to travel to.

Here are sample of our educational articles. Please send us your comments and suggestions to the email addresses listed .

Hoos waxaa ku xusan qaybo ka mid ah mawduucyadda aqooneed ee aan halkan idinku soo bandhigi doono. Fadlan wixii talo iyo tusaale ah noogu soo hagaajiya ciwaankeena - info@somalimedicalcharity.org

Booqasho aan ku aadnay Hargeisa (Hargeisa General Hospital & University of Hargeisa Medical School) ka daawo sawiradii aan ka soo qaadnay halkan http://picasaweb.google.com/ibnered

Photos of recent visit to Hargeisa Hospital and University of Hargeisa Medical School http://picasaweb.google.com/ibnered


 

Haddii ay kuu furmi waayaan waxaa  laga yaabaa inaad u baahan tahay  pdf aqriye. Fadlan ka soo guurso/shubo asagoo lacag la'aan ah - www.adobe.com

If you don't have pdf reader in your PC you can download for free from www.adobe.com